1. morgan
Freeman shaki la'aan waa mid ka mid ah xiddigaha halyeeyada ah ee Hollywood ay
leedahay ilaa hadda. Aktarkan ayaa caan ka ah caalamka oo dhan isaga oo si
heersare ah u jila aflaamta, waxaana uu soo jiitaa daawada yaasha ayagoona xiiseeya qaab jilinkiisa. Si
kastaba ha ahaatee, taasi kaliya maaha qaybta noloshiisa ka dhigtay inuu caan
noqdo.
2. Morgan
freeman waa actar caan ah lagana yaqaano dhamaan dunida oo dhan
3. Jilaaga
ku guulaystay Abaalmarinta guusha nolosha
Morgan Freeman waa mid ka mid ah shakhsiyaadka ugu caansan
shineemooyinka Maraykanka.
4. filimadiisuna
waxay ka mid yihiin filimada ugu caansan uguna ganacsiga badan abid.
5.
Freeman ayaa kaalinta 2-aad ka galay jilayaasha adduunka ee lacagaha ugu badan soo xareeyay abid
6. iyadoo
filimadiisu ay kasbadeen in ka badan $4 bilyan oo ah iibka tikidhada.
7. Waxaa
macquul ah inaadan waligaa arag balse ugu yaraan aad magaciisa maqashay
8. Waxaana
la inkiri karin inuu kamid yahay shaqsiyaadka xitaa geeridooda kadib
9. La
xasuusan doono caanimadiisa awgeed iyo qaab jiliinkiisa cajiibka ah
10. Gaar
ahaan codka hibada ah ee alle siiyay iyo weliba door walba oo uu ka soo muuqan
karo
11. Intii
uu ku guda jiray xirfadiisa jiliinka ayaa
12. Waxaa
uu ku guuleystay abaalmarino badan
13. Waxaana
maqaaalkan ku sharxi dooonaa inaan idiin
soo gudbino xaqiiqooyin soo jiidasho leh iyo aragtiyo ku saabsan jilaagan
kartida badan.
14. freeman
waa aktar mareykan ah,soo saare,agaasime,iyo weliba sheeko yaqaan
15. Morgan
free man waxaa uu dhashay sanadii 1dii june 1937dii
16. Wuxuuna
ku dhashay magaalada memphis ee dalka mareykanka gaar ahaan gobolka tennessee
17. Freeman
wuxuu ku koray Mississippi halkaas oo uu ka bilaabay jilitaanka ruwaayadah
dugsiga uu dhiganyay
18. Wuxuu
wax ku bartay masraxa fanka ee Los
Angeles wuxuuna kamid noqday kuwa loogu jecel yahay masraxa
19. Waxa
uu caan ku noqday sannadihii 1970-yadii doorkiisii taxanaha telefishanka ee
la magac baxay the electric company
20. Freeman
kadib waxaa uu ka soo muuqday aflamta caanka ee uu qoray shakespeare
21. Ee
kala ah juilie ceasur iyo waliba kooriyalaynas
22. Midaasi
oo u sahashay inuu ku guuleysto albaalmaarinta obie award
23. Waxaa
uu iskoor dhigay kadib doorkii uu ka qaatay filimka lagu magacaabo Street Smart ee soo baxay (1987),
24. Isagoo
ku matalaya laadir ama qaa’im
25. Freeman
wuxuu horumarkiisa Hollywood ka helay filimka "Street Smart", kaas oo
ku muteystay caanimada ilaa maanta sii kordhaysa
26. Hadaba
asalka aktarkan
27. Waa
faracii adoomihii la geeyay dalka mareykanka
28. Awoowyaashii
morgan freeman waxay ahayeen adoomihii joogay waqooyiga carolina
29. Oo
markii danbe u guuray gobolka mississipi ee isla dalka mareykanka
30. Tixraac
lagu sameyay DNA da aktarkan ayaa waxaa
31. Lagu
sheegay inuu asal ahaan ka soo jeedo reer niger
32. Gaar
ahaan songhai iyo tuerage
33. Aabaha
dhalay aktarkan caanka ah waxaaa lagu magacaabaa
34. Morgan
Porterfield Freeman oo ahaa timo jare
35. Aabaha
dhalay aktarkan waxaa uu dhashay sanadii 1915
36. Isagoona
u dhintay cudur ku dhaca beerka sanadii 1961dii
37. Halka
hooyadiisa lagu magacabo mamie edna revere
38. Oo
dhalatay ; 1912 misana ahayd macalimad waxayna nooleyd ilaa 2000dii kun
39. Ayadoo
u dhimatay dhiig yaraan soo wajahday maskaxdeeda
40. Aktarka
41. Waxaa
ladhashay seddex walaal isaguna waa kan ugu
yar reer morgan
42. Noloshiisa
gaarka ah, Freeman wuxuu guursaday laba jeer Myrna Colley-Lee iyo Jeanette
Adair Bradshaw , wuxuuna leeyahay afar carruur ah.
43. Morgan
freeman waxaa markii ugu horeysay guursaday gabadha
44. Lagu
magacaabo janete adayr bradshow isagoo guursaday sanadii 1967
45. Waxayna
isqabeen ilaa 12 sano kadibna waa ay kala tageen
46. Shan
sano kadib waxaa uu guursaday Myrna Colley-Lee
47. Freeman
wuxuu ka qalin jabiyay dugsiga sare 1955, laakiin wuxuu diiday deeq waxbarasho
oo qayb ahaan riwaayad ah oo ka timid Jaamacadda Gobolka Jackson , taas
beddelkeedana wuxuu doortay inuu ku biiro Ciidanka Cirka ee Mareykanka
48. Freeman
wuxuu kasoo shaqeeyay ciyaaraha qoob-ka-cayaarka 1964-kii Bandhigga Adduunka wuxuuna
xubin ka ahaa kooxda masraxa muusiga ee Opera Ring ee San Francisco.
49. Kadib
sagaal sano oo uu kasoo shaqeyay raadaarada garoon diyaaradeed balse maysan
ahayn wax uu aad u jeclaa
50. ,
Freeman wuxuu aad u jeclaa reer galbeedka iyo filimada dagaalka, gaar ahaan
kuwa ku qaabilsan Ciidanka Cirka.
51. Freeman
wuxuu ogaaday in jilitaanka uu ahaa meesha kaliya ah ee uu aad ka ugu wanaagsan
yahay.
52. Waxaa
uu qeyb ka noqday ruwaayada la magac baxday [ The Royal Hunt of the
Sun ] ka dib, xirfadeyda jilitaanka hadda way bilaabatay," ayuu mar
dambe dib u xasuustay
53. Laga
bilaabo 1971, Freeman waxa uu xiddig ka ahaa bandhigga telefishinka
carruurta PBS ee The Electric Company,
54. taas
oo siisay xasillooni dhaqaale iyo aqoonsiga dhagaystayaasha Maraykanka.
55. hantida
morgan freeman waxaa lasheegay inay gaareyso ilaa 250 million
56. kaliya
halka mar ee uu hadlo ama barnaamij ka qeyb galo mid kasta min $ 1 milyan ilaa $ 10 milyan si
uu uga sheekeeyo filim ama xayeysiis.
57. 2005tii
Freeman waxa uu ku guulaystay Abaalmarinta Akadeemiyada Taageerada ugu Fiican
doorkiisii "Milyan Dollar Baby."
58. 1994
ee Jilaaga ugu Wanaagsan kadib filmka "Shawshank redemption," iyo
2010 ee Jilaaga ugu Fiican oo ku mutustay filimka "Invictus."oo uu ku
matalayay nelson mandela
59. Waxa
uu sidoo kale ku guuleystay Abaalmarinta Golden Globe ee Jilaaga ugu Wanaagsan
waxqabadkiisa "Driving Miss Daisy" ee 1990.
60. Freeman
waxaa lagu sharfay Abaalmarinta Cecil B. DeMille ee Abaalmarinta Dahabka Globe
2011. Isla sanadkaas, Freeman wuxuu helay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee
39aad.
61. Mas'uuliyiinta
Machadka Filimada Mareykanka waxay u doorteen Morgan Freeman inuu noqdo qaataha
Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 39aad
62. Sanadkii
2000, Freeman wuxuu helay abaalmarinta Xarunta Kennedy maadama aad loo jecel
yahay ee jilitaankiisa caanka ah, waxaana lagu sharfay Abaalmarinta Jilaaga
Hollywoodka ee Hollywood Film Festival.
63. 2010,
Freeman wuxuu ku guuleystay Abaalmarinta Guddiga Qaran ee Dib-u-eegista ee Jilaaga
ugu Fiican waxqabadkiisa Nelson Mandela ee "Invictus." Marka
laga soo tago magacaabistiisa Abaalmarinta Akadeemiyada ee Jilaaga ugu
Wanaagsan, waxa uu sidoo kale helay magacaabista Golden Globe iyo magacaabista
Ururka Dhaliilaha Warbaahinta
64. Aktarkan
ayaa waxaa uu aas aasay shirkada aflaamta Revelations Entertainment, oo ah
shirkad uu la aasaasay 1996-kii Lori McCreary oo leh ujeedo ah in la soo saaro
filimo muujinaya runta. Tan iyo markii la aasaasay, waxay soo saartay
aaflaam badan ay ugu horeeyo taxanaha oo uu freeman director ama agaasime ka
ahaa ee bopha
65. bopha
waxaa uu ahaa mid guul weyn gaaray
66. Freeman
waxa uu jilay aflaan badan oo caan ah wuxuuna ku guuleystay abaal-marinno dhowr
ah dadaalkiisa
67. Intii
lagu jiray 1980-meeyadii, Freeman waxa uu jilay 13 filim oo kale, mid ka mid ah
waxa uu ahaa riwaayad-majaajillo ah “Driving Miss Daisy,” taas oo siisay
abaalmarintiisii ugu horreysay ee Abaalmarinta Akadeemiyada ee 'Atooraha ugu
Wanaagsan'. Sannadkii 1993-kii, waxa uu agaasimay filimkiisii ugu horreeyay,
“Bopha!”, hal sano ka dib, waxa uu jiliay mid kamid ah filimadiisa ugu caansan,
ee lagu magacaaabo“Shawshank Redemption.” Freeman waxa kale oo uu jilay
aflaan badan oo caan ah sannadihii la soo dhaafay, sida fal-dambiyeedka “Se7en”
oo uu weheliyo Brad Pitt, riwaayadaha ciyaaraha ee Clint Eastwood ee “Million
Dollar Baby,” iyo “Invictus” oo uu ku sawiray ama kaga hadlay taariikhda Nelson
Mandela.
68. Intii
uu ku guda jiray xirfadiisa, oo socotay in ka badan 50 sano, waxa uu helay
abaalmarino badan, oo ay ku jiraan Abaalmarinta Akadeemiyada, Abaalmarinta
Jilayaasha Shaashada, iyo Abaalmarinta Golden Globe Award.
69. Waxa
uu sidoo kale ku guuleystay seddex abaalmarin oo Obie ah oo ku muteystay wax
qabadkiisa soo saarista tiyaatarka
70. Jilaaga
Hollywood-ka ee Morgan Freeman ayaa aad loo hadal hayaa tan iyo markii uu ka qeyb galay xafladda
furitaanka Koobka Adduunka ee FIFA 2022 oo lagu qabtay Qatar - waddankii ugu
horreeyay ee Muslim ah oo martigeliya dhacdadan.
71. Dhowr
qof oo caan ah sida Dua Lipa, Shakira iyo Rod Stewart ayaa si cad
uga hadlay murankan, iyagoo si toos ah u diiday inay bandhig faneed ka
sameeyaan Koobka Adduunka ee sanadkan iyagoo ka soo horjeeda xadgudubyada ka
dhanka ah xuquuqda aadanaha ee Qatar. Freeman, si kastaba ha ahaatee, ma
uusan ka hadlin walaac la mid ah.
72. Freeman
waxa uu bilaabay xaflada furitaanka Axadii isagoo ka sheekeeyay qaybta
furitaanka “Wicista” ee garoonka Doha's Al-Bayt Stadium, taas oo bixisa adeeg
dibineed si loogu daro, kala duwanaansho iyo isfaham. Freeman ayaa u
sheegay dadkii badnaa: "Waxaan halkan isugu nimid anagoo ah hal qabiil oo
weyn, dhulkuna waa teendhada aan ku wada nool nahay."
73. Arinta
yaabka leh ayaanan ka lumin dadka isticmaala Twitter-ka, taageerayaasha
Freeman-na kama aysan laba labeynin in ay sheegaan sida ay uga xun yihiin ka
qeybgalka aktarka ee xafladda.
74. Taageerayaasha
Koobka Adduunka ayaa ogaaday in Morgan Freeman uu xirnaa gacan-gashi - laakiin
ma aysan ogeyn in jilaaga Hollywood-ka uu ahaa dhibane shil ba'an 2008-dii oo
uu hadda la ildaran yahay fibromyalgia.
75. Goloofiska
uu ku xidho aktarkan gacanta bidix ayaa dad badan oo kasoo qeyb galay koobka
aduunka waxay ka war heleen gacantiisa golofiska ugu jirto madama aysan warba u
ahayn ama aan inta badan la arkin gacantan marka uu kasoo muuqdo aflaamta iyo
bandhigyada xayaysiiska
76. Taasi
oo dhalisay dood badan iyo dacaayad been iyo qiyaas ah
77. Laakin
xaqiiqadu taaasi wey ka duwan tahay
78. Xaqiiqda
ayaa waxaa ay atahay
79. Shil
baabuur ka dib, Freeman hadda waxaa haya xanuun kaga dhacay gacanta iyo faraha
siiba gacantiisa bidix waana inuu mararka qaarkood xidho galoofka cadaadiska.
80. 2008,
Freeman waxaa loo doortay inuu yahay Kennedy Centre Honoree ee Xarunta John F.
Kennedy ee Washington DC 2011,
81. Honoree
ee Xarunta John F. Kennedy ee Washington DC 2011, wuxuu helay Abaalmarinta
Nolosha Nolosha ee AFI iyadoo lagu aqoonsanayo wax ku biirintiisa warshadaha
filimada. 2012, waxaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Golden Globe Cecil B.
DeMille Award, taasoo aqoonsata guulaha nolosha ee warshadaha
filimada. Bishii Ogosto 2017, waxaa loo magacaabay qaataha 54-aad ee
Abaalmarinta Guusha Nolosha Jilayaasha Shaashada ee guusha shaqo iyo ka
guuleysiga bini'aadantinimada. Bishii Juun 2021, wuxuu ugu deeqay $1
milyan oo ay weheliso Jaamacadda Mississippi Professor Linda Keena jaamacadda
si loo dhiso Xarunta Booliska iyo Dib-u-habaynta Ku Salaysan Caddayn.
82. Intii
ay xafladdu socotay, jilaaga Hollywood-ka waxaa ay masraxa iskala soo muuqdeen
22-jir qatari oo u dhaqdhaqaaqa naafada Qatar, ahna afhayeenka dhiirigelinta
Ghanim Al Muftah.
83. Wixii
markaas ka dambeeyay, waxaa soo baxayay warar la isla dhexmarayay oo sheegaya
in Morgan Freeman uu qaatay diinta Islaamka. Si kastaba ha ahaatee,
xaqiiqadu waa ay kasoo horjeedaa
84. Moorgan
waxa uu u janjeera dhanka diimaha kala duwani maaha mid qarsooma,waxana uu
sameeyay wax ka badan hal barnaamij marar kala duwan,isaga oo isku dayaya in uu
baadho oo qeexo diimaha. Islaamkuna wuxuu kamid yahay diimaha uu aad ka u
baadi goobo xaqiiqdooda.
85. Si
kastaba ha ahaatee, tani ma xaqiijinayso in uu Islaamka u doortay caqiidada uu
raaci lahaa inta ka dhiman noloshiisa.
86. Laakin,
xanta ah in aktarku qaatay diinta Islaamka waxay ahayd tinderbox ama iidheh oo aan cidina isku dhibin inay ka
marag furto. Waxaa laga yaabaa in ay sabab u tahay caannimada Morgan
Freeman iyo saameynta uu dhalin karo haddii uu Muslim noqdo.
87. Si
kastaba ha ahaatee, rajadii iyo rabitaanka balaayiin Muslimiin ah oo adduunka
ah ayaa dhab ahaantii burburay ka dib markii Misbar , oo ah goob Carabi ah oo madaxbannaan oo
xaqiiqo-baaris ah, ayaa baadhay sheegashada ku saabsan Freeman oo soo galaya
diinta Islaamka waxayna ogaadeen inay been abuur tahay.
88. Bandhigaasi
waxa uu galay diimo kala duwan oo ay ka mid tahay Islaamka. Tani waxay
sidoo kale keentay in dadku u maleeyaan diintiisa.
89. Morgan
Freeman ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii uu hogaaminayay xaflada
furitaanka koobka aduunka ee Qatar
90. Xiddiga
Hollywoodka ee Morgan Freeman ayaa si lama filaan ah uga soo muuqday xafladii
furitaanka koobka aduunka ee FIFA ee ka dhacay dalka Qatar, taasoo keentay in
taageerayaashiisa oo ka xun ama niyad jabsan ay si weyn uga caroodaan
bandhigiisa.
91. Koobka
Adduunka ee sanadkan ayaa soo jiitay dhaleecayn iyo muran ,
taasoo keentay in dad badan ay qaadacaan tartanka sababo la xiriira wax ay ku
sheegeen walaacyo la xiriira sinnaan la'aanta jinsiga, nin nacaybka iyo
xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee Qatar.
92. Ayadooo
aan ognahay in qatar mar lagu eedayay iney argagixisada xiriir la leedahay ,
93. Balse
taasi waa arrin siyaasadeed muuqata oo uu dabada ka riixayay saudiga
94. Laakin
tan kale ee ay ku tilmaameen qadar iney tahay meel sinaan la’aan jinsi ay ka
jirto
95. Waa
wax runtii ay isku dayayaan iney diinta fara galiyaan
96. Tan
kale ee ay leeyihiin nin nacaybka waa qaabka ay ula dhaqmeen isrealiyiinta ka
qeybgalay koobka aduunka ayagoo u muujiyay carada ay u qabaan yuhuuda israaiil
waxay ahaataba qatar waa dal aan la iska idha tiri karin hodan haystana diinta
islaamka
97. Laga
bilaabo 2022, Freeman waxa uu leeyahay shan filim oo kale oo soo saarayo - weli
waxa uu sii wadaa shaqadiisa jilitaanka.
98. Freeman
waa nin samafal ah wuxuuna taageeray oo abuuray haydo badan sanadihii la soo dhaafay. Qaar
ka mid ah waxaa ka mid ah waxbarashada iyo gargaarka kheyraadka ee carruurta
danyarta ah iyo sidoo kale ka caawinta dhaqaale ee masiibooyinka dabiiciga ah.